Madaxweyne Siciid Deni oo magacaabay Saddex Lataliye cusub (Akhriso Magacyada)

Madaxweynaha dowlad goboleedka Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa soo saaray Xeer Madaxweyne LR 41, LR 42 , LR 43 oo ku saabsan magacaabid Saddex La-taliye Madaxweyne. Wareegtada uu soo saaray Madaxweyne Deni ayaa lagu magacaabay La-taliyayaasha Siyaasadda iyo Dimuqraadiyadda, La-taliyaha Mashaariicda iyo Kheyraadka Dabiiciga iyo La-taliyaha Arrimaha Bulshada. Wareegtada Madaxweyne Deni ayaa u qorneed … Continue reading Madaxweyne Siciid Deni oo magacaabay Saddex Lataliye cusub (Akhriso Magacyada)